Sunday, December 8, 2013

Sawiro: Xuska maalinta qawmiyadaha Ethiopia oo looga xusay Jigjiga

Siilaanyo, Axmed Madoobe, iyo Faroole
Waxaa maanta magaalada Jigjiga ka dhacay xuskii maalinta qawmiyadaha iyo shucuubta Ethiopia oo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf aad utira badan. Marti sharaftii maanta xuska kasoo qeyb gashay waxaa kamida ah Ra’iisulwasaaraha dalka Ethiopia Hailamariam Desalegn, madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, wafuud ka kala socotay Uganda,Kenya safiiradha dalalka caalamka, wafdi ka socday DFS iyo madaxda maamulada kajira Somalia.


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News