Contact Form

Name

Email *

Message *

Monday, July 1, 2013

Saamiga Beelaha reer Somaliland ay ku Leeyiiin Waziirada Cusub


Deegaandan ayey kasoo kala jeedaan xubnaha uu madxwayne Siilaaanyo u magacaabay waziirada:









Beesha Bariga Burco

1. Wasiirka Madaxtooyada
2. Wasiirka Duulista hawada
3. Wasiirka Macdanta
4. Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
5. Wasiiru-dawlaha Waxbarashada
6. Wasiir-ku xigeenka Beeraha

Beesha Galbeedka Burco

1. Wasiirka Arrimaha Gudaha
2. Wasiirka Deegaanka
3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha
4. Wasiiru-dawlaha Maaliyadda
5. Wasiir-kuxigeenka Ganacsiga
6. Wasiir-kuxigeenka Caafimaadka

Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa

1. Wasiirka Maaliyadda
2. Wasiirka Arrimaha Dibadda
3. Wasiirka Ganacsiga
4. Wasiirka Warshadaha
5. Wasiirka Waxbarashada

Beesha Gobolka Saaxil

1. Wasiirka Qorshaynta Qaranka
2. Wasiir-kuxigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Beesha Salaxlay

1. Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta
2. Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada

Beesha Balligubadle

1. Wasiirka Caddaladda
2. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta
3. Wasiir-kuxigeenka Arrimaha Dibadda
4. Wasiir-ku xigeenka Arrimaha Bulshada

Beesha Sayla-Bari

1. Wasiir-kuxigeenka Gaashaandhigga

Beesha Gobolka Awdal

1. Wasiirka Arrimaha Bulshada
2. Wasiirka Beeraha
3. Wasiirka Xidhiidhka Goloyaasha
4. Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta
5. Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda
6. Wasiir-kuxigeenka Qorshaynta Qaranka

Beesha Gobolka Sool iyo Buuhoodle

1. Wasiirka Caafimaadka
2. Wasiirka Hawlaha Guud
3. Wasiirka Biyaha
4. Wasiiru-dawlaha Nabadaynta Gobolada Bari
5. Wasiir-kuxigeenka Arrimaha Gudaha

Beesha Bariga Sanaag ee Gobolka Badhan

1. Wasiirka Gaashaandhigga
2. Wasiirka Kalluumaysiga
3. Wasiiru-dawlaha Xannaanada Xoolaha
4. Wasiir-kuxigeenka Macdanta

Beesha Gobolka Selel

1. Wasiirka Dib-udajinta
2. Wasiir-kuxigeenka Caddaalada

Beesha Fiqishini

1. Wasiir-kuxigeenka Warfaafinta
Beesha Laga Tirada Badanyahay
1. Wasiir-ku xigeenka Hawlaha Guud
Qaybaha kale ee agaasimayaasha guud  Lasoco….
Source: Hatuf

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News