Contact Form

Name

Email *

Message *

Tuesday, July 9, 2013

Ramadaan Kariiim



Waxay maamulka Dalkayaga News Online ugu bisharaynaysaa umadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan akhristayaasha ku taxan boggan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan idin leenahay Ramadaan Kariim. Kuli caam wa antum bikhayr.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News