Contact Form

Name

Email *

Message *

Monday, March 18, 2013

Taariikhda Wahaabiyada

Sharif Maxamud
Waxaa in dhawaydba socday dood ku saabsan sida uu fikirka "Wahaabiyada" sidoo kalena loo yaqaan :Salafiyah" uu ku yimid waddanka Soomaaliya. Dooddan waxaay  ka socotaa idaacadaha sida laanta afka Soomaaliga ah ee VOA iyo BBC. Waxaa sidoo kale ka socday meelo la isugu yimid dooddan oo mararka qaar faraha la iskula tegay. Haddaba akhristoow hoos ka dhagayso taariikhda Maxamed Cabdulwahaab oo aabbe u ah kooxaha ay ka mid yihiin al-Itixaad, al-Ictisaam, al-Tajaamuc, al-Islaax, al-Takfiir, iyo kuwo kale. Sharif Maxamud wuxuu isagu doortay inuu doodda uga qayb galo jawaabta su'aasha ah; waa maxay taariikhda Wahaabiyada, maxayse yihiin? jawaabta hoos ka dhagayso:



0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News