Saturday, February 16, 2013

Dhagaysa: Hamiga ururada xag-jirka ah iy xukun doonkooda

Ururada magaca diimeedka wata oo ay Al-islaax ka mid ayaa muddo dheer ku taamayey inay mar la wareegaan hogaanka Soomaaliya. Riyadan ayaad mooddaa sida aad ka dhagaysan karto hoos, inay uraradan isleeyihiin waxaad joogtaan wakhtii aad sugayseen, laakiin xaqiiqdu waa in ay dadka Soomaaliyeed ay hadda ku baraarugeen mu'aamaradaha ay damacsan yihiin axsaabtan xag jirka ah.

Halka ka dhagayso barnaamijka ay VOA ka diyaarisay inqilaabkan ururada diimaha ay damacsan yihiin 

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News