Contact Form

Name

Email *

Message *

Thursday, March 22, 2012

BREAKING NEWS: Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo Geeriyooday

Innaa lilliaahi wa innaa Illaahi raajucuun! Sida uu tibaaxayo war aan goor dhawayd helnay, waxaa caawa geeriyooday madaxwaynihii hore ee Soomaaliya mudane Cabdulllaahi Yusuf Axmed. Wuxuu warku intaa ku darayaa inuu madaxwaynuhu ku naf-waayey cusbitaal ku yaal Dubay, Imaaraadka Carabta.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News