Thursday, January 19, 2012

Golaha Madaxtooyada iyo Waziiradaee Khatumo State of Somalia ayaa Goordhawayd lagu Dhawaaqay


Golaha madaxtooyada ayaa kala ah:

- Axmed Cilmi Cismaan (Karaash)

- Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel)

- Cabdibuur Cilmi Qaaji (Biindhe)- (Dib baa laga dhaarinayaa)

Magacayada Golaha Wasiirada:

1. Xuseen Saleebaan Xaaji Axmed (Dabay)-Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Caalimiga iyo Jaaliyadaha

2. Maxamed Ducaale Cabdi- Wasiirka Amniga Qaranka

3. Cismaan Axmed Jeex- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

4. Cabdikariim Faarax Dhaaye- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta iyo Khayraadka Dabiiciga

5. Maxamuud Diiriye Cabdi Joof- Wasiirka Wasaaraada Adeega Arrimaha Bulshada

6. Yasiin Axmed Sulub- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha

Taleex ayaa si ku meel gaadh ah loo gartay inay noqoto caassimadda KSS.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News