Monday, January 2, 2012

Booliska Kenya oo soo bandhigay sawirada 15 nin oo Alshabaab Kismaayo ka soo direen soona galay gudaha dalka Kenya(daawo)

Booliska dalka Kenya ayaa soo bandhigay sawirada 15 nin oo ka tirsan Maleeshiyada Alshabaab oo sida ay sheegeen laga soo diray magaalada Kismaayo si ay falal argagaxisa nimo ah uga fuliyaan gudaha dalka Kenya.


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News