Contact Form

Name

Email *

Message *

Monday, December 26, 2011

"Liibiya ka dib waa Soomaaliya" Britain

Wax noqon lahaa shir looga wadahadlayo burcad badeeda Soomaalida ayaa isu rogey shir looga arrinsanayo talaabo militari oo laga qaado Soomaaliya, tani waxa ay soo shaacbaxday dhawaan hadalo ay jeediyeen wasiiro ka tirsan dalka Britain.

Shirkani oo Ingiriiska ka furmayo bisha Feberaayo ee sanadka soo socda ayaa dalalka ka qeybgalaya waxaa ka mi ah Kenya iyo Ethiopia, wasiir Britain u hadlayna waxa uu sheegey in ay tahay markii ay ugu habooneyd oo Soomaaliya talaabo laga qaadi lahaa.

Talaabo wadajir ah oo Britain iyo Faransiiska ay ka qaadeen dalka Liibiya ayaa suurogalisey in ay dhacdo xukuumaddii Mucamar Alqadaafi.

Warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in ay suurogal tahay in tabtii Liibiya loo galay Soomaaliyana loo
Stockwell

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News