Contact Form

Name

Email *

Message *

Saturday, December 31, 2011

SOMALIA:An openletter concerning“TheGarowe Principles”

: Ban ki-Moon, UN Secretary General

CC: UN Security Council

CC: The African Union

CC: The Arab League

An open letter concerning “The Garowe Principles”

We, Somali citizens, former leaders and civil society personalities, are gravely concerned about the implications of the “Garowe Principles.” Signed on December 24th by six Somali politicians under the auspices of the UN Political Office in Somalia (UNPOS), the pact was legally and politically flawed. If its declared intention was to end the transitional phase, and, as a result, the wider conflict, it achieved neither.

That the conference was held inside Somalia was an admirable step, and together with recommending significantly leaner parliament (225, down from 550 MPs), the Garowe gathering had a potential. But it nonetheless was a missed opportunity. Political settlement is contingent upon just and legal solutions to the underlying political problems. By default, the “Garowe Principles” empowered few individuals at the expense of state institutions. As a result, the pact fails to address the most serious problem: lack of fair political representation.

In this regard, we note the following five points:

1. The “Garowe Principles” practically disenfranchises the Somali people. It steals the people’s inherent right to select their future leaders. The pact grants that basic right to handful of politicians. Moreover, the pact is dangerously ambiguous, presumably to allow the empowered “stakeholders” to interpret it as they see fit. Six politicians were given an outsized influence over the selection and formation of a new parliament and, subsequently, future political leaders. These so-called “stakeholders” are not representative of the wider Somali public. That they’re now at the center of shaping the future of Somalia deals a fatal blow to the reconciliation and peace gains made over the past few years. The leaders of the TFG, Puntland, Galmudug and Ahlu-Sunna Wal-Jama’a, while they are entitled to help shape the future of their country as citizens, must not be exclusively entrusted with the pivotal role of deciding on the future political dispensations. This vertical approach to solving Somalia’s crisis has been tested and tried, and the result was consistently disastrous.

2. The pact essentially nullifies the Transitional National Charter (TNC), and it replaces the Transitional Federal Parliament (TFP) with a “National Constituency Assembly” (NCA). The proposed NCA is much bigger in size and few individuals are to select its members, thus creating another illegitimate entity.

3. The “Garowe Principles,” while it misleadingly appears to pave the road for ending the transition, in fact extends it under another term: “provisional.” This play of words contravenes with the Transitional National Charter (TNC), the “Roadmap” and the Kampala Accord (KA), all of which stipulate the necessity to end the transition by August 2012.

4. Among the signatories of the “Garowe Principles” is the former speaker of the parliament, Sharif Hassan Sheikh Aden. Notwithstanding that an overwhelming majority of the parliament removed him from his post earlier in December, the UNPOS allowed him to sign the agreement as the “speaker.” This move practically delegitimizes the legislative branch of the nation, undercuts its constitutional mandate and, more menacingly, infringes upon the sovereignty of our national institutions. In effect, the UNPOS is trying to singlehandedly reverse a parliamentary decision.

5. Lack of fair political representation is at the heart of the Somali crisis. Instead of addressing this problem judiciously, the UNPOS has succumbed to political expediency by empowering its anointed “stakeholders.” As a result, the pact deepens Somalia’s crisis.

Keeping the aforementioned problems in mind:

1. We are calling upon the international community, particularly the UN Security Council, to immediately intervene to rectify the situation. The first principle should be ‘do no harm’. The international community should help diffuse the situation not escalate it.

2. New political dispensation is certainly needed. But, the process of selecting new members of the future Somali parliament should wholly be driven by communal-constituency assembly, led by traditional elders, not opportunistic politicians. Representative clan elders must be convened in a national conference and given the authority to select legislators, in consultations with their respective constituencies. With the aim of direct elections whenever the prevailing security situation permits, this process should be envisaged as a temporary arrangement.

3. Until a new parliament is formed, the international community should empower the current institutions and respect the processes, despite its inherent weakness.

We hope that the UNPOS, along with the rest of the international community, do not once again miss another opportunity to affect a positive change. A new, more horizontal dispensation should be undertaken.

Signed by,



2. Abdulqasim Salad Hassan, former Somali president

3. Mohamed Abdullahi “Farmaajo”, former Somali prime minister

4. Dr. Abdulnur Sheikh Mohamed, former education minister

5. Mohamed Hussein Rage, MP

6. Hussein Arale Aden, MP

7. Ali Omar Ghedi MP

8. Abdulqadir Sheikh Ismail, MP

9. Abdulfatah Ibrahim Rashid, MP

10. Abdullahi Ghedi Shadoor, MP

11. Muhudin Osman Ali, MP

12. Prof. Mohamed Hussien Ilkadahab, MP

13. Dr. Nur Dirie Hersi “Fuursade,” – Italy

14. Eng. Osman D. Osman, Virginia

15. Abdirizak Omar Mohamed, Toronto

16. Basto Ahmed, Virginia

17. Eng.Mohamoud Dahir Adani, Virginia

18. Abdirahman Ahmed, Ohio

19. Abdiaziz Haji Hussein, Minnesota

20. Professor Liban Egal, Seattle

21. Abdulkani Rage Barrow, Ottawa

22. Abdulkadir A. Abdi Ohio

23. Dr. Ali M. Tifow, London, UK



Ban ki-Moon, UN Secretary General

CC: UN Security Council

CC: The African Union

CC: The Arab League

Warqad furan oo ku saabsan “Mabaadii’da Garowe”

Anagoo ah muwaadiniin Soomaaliyeed, hogaamiyaashii hore iyo shakhsiyaad ka tirsan bulshada rayidka waxaan aad uga walaacsanahay qodobada “Mabaadii’da Garowe” ee la saxiixay Disembar 24-keedii oo ay saxiixeen lix siyaasi iyadoo uu martigeliyey Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan siyaasada Soomaaliya [UNPOS]. Heshiiskaasi wuxuu ahaa mid sharci ahaan iyo siyaasad ahaanba wax dhaawacaya. Haddii looga dan lahaa in lagu dhameeyo wajiga xaalada KMG ee hadda lagu jiro, wuxuu abuuray khilaaf kale oo weyn.

In shirka lagu qabtay gudaha Soomaaliya waxay ahayd tallaabo lala dhaco, iyo sidoo kale in la soo jeediyey yareynta baarlamaanka KMG (oo laga dhigo 225 halkii uu ka ahaa 550 mudane), shirka Garowe wuxuu lahaa fursad suurtagal ah balse la lumiyey. Deganaasho siyaasadeed waxay ku xiran tahay in la helo xal sharci ah oo hoosta ka xariiqaya dhibaatada siyaasadeed. Shirka Garowe wuxuu awood gaar ah iska siiyey dhowr shakhsi inay maareeyan hay’ada qaranka. Heshiiska Garowe wuxuu ku guuldareystay inuu wajaho dhibaatoyinka ugu daran; metelaad la’aan siyaasadeed oo daacad ah oo aan jirin darteed.

Anagoo taasi tixraaceyna, waxaanu tilmaameynaa 5 qodob oo soo socota:-

1- “Mabaadii’da Garowe” waxay xoriyad daro ku rideysaa shacabka Soomaaliyeed. Wuxuuna heshiiska Garowe duudsiiyey shacabka xaqooda soo jireenka ah ee ah inay soo xushaan hogaankooda. Waxaa xaqa aas aasiga ah la siiyey siyaasiyiin fara-ku tiris ah, tasoo ay dheer tahay in heshiiskaasi uu yahay khatar shaki badan ku jiro iyadoo dadka lagu tilmaamay “KUWA TALADU KA GO’DO” inay siday u arkaan u tarjumaan inay ku filan tahay. Lixda siyaasi waxaa la siiyey inay saameyn ku yeeshaan soo xulida iyo dhisida baarlamaanka cusub iyo sidoo kale masuuliyiinta siyaasadeed ee mustaqbalka. Shakhsiyaadka lagu tilmaamay “KUWA TALADU KA GO’DO” ma ahan kuwo metela mushtamaca Soomaaliyeed guud ahaantiis. Inay hadda dhexda kaga jiraan qaabeynta mustaqbalka Soomaaliya waxay duleel weyn ku noqoneysaa dib u heshiisinta iyo nabadda la gaarey dhowrkii sano ee lasoo dhaafay. Hogaamiyaasha DKMG, Puntland, Galmudug iyo Ahlusuna Waljeemaca, halka iyaga loogu yeeray inay gacan ka geystaan qaabeynta mustaqbalka dalka sida MUWAADINIMO ahaan, waa inaysan noqonin arin gaar loogu dhiibay iyo inay kaalin gaar ah ay u noqoto inay go’aan ka gaaraan mustaqbalka siyaasadeed. Habkan qaloocan ee lagu xalinayo arinta Soomaaliya waa la tijaabiyey waana la isku dayay hore laakiin natiijadu waxay noqotay mushkiladii oo soo noqnoqotay.

2- Heshiiska Garowe wuxuu waxba kama jiraan ka dhigayaa Axdiga Qaranka KMG, wuxuuna ku bedelayaa baarlamaanka KMG gole loogu magacdaray “Golaha Wakiilada Qaranka”. Golhaasi oo tiradiisu aaad u badan tahay isla markaana waxaa uu soo xulanayaa xubnihiisa taasoo abuureysa hay’ad aan sharci ahayn.

3-Mabaadii’da Garowe iyadoo uu si marin habaabin ah wadada ugu xaarayo sida loo dhameyn karo mudada KMG, haddana xaqiiqo ahaan wuxuu sii kororanayaa waqti kale kaasoo la yiraahdo “PROVISIONAL”. Ereyadan ayaa ka horimaanaya Axdiga Qaranka KMG ah, qorshaha habraaca mudada kalaguurka “roadmap” iyo heshiiskii Kampala “Kampala Accord”. Dhamaantoodna waxay sheegayaan in mudada KMG lagu dhameeyo bisha August 2012.

4-Dadka saxiixay heshiiska Garowe waxaa ku jira afhayeenkii hore ee baarlamaanka KMG Shariif Xasan Sheekh Aadan iyadoo la og yahay in tiro aqlbiyad xadhaaf ay oo ka mid ah baarlamaanka ay xilkii ka qaadeen horaantii bisha Disembar, UNPOS waxay ogolaatay in Shariif Xasan uu ku saxiixo heshiiska sidii “AFHAYEEN BAARLAMAAN”. Talaabadani waxay si caddaan ah u sharcidaro uga dhigeysaa hay’ada sharcidejinta ee dalka, waxayna maja xaabineysaa masuuliyada dastuuriga ah, waxayna ku xadgudbeysaa madax bannaanida hay’adaheena qaran. UNPOS waxay si iskeed ah u dooneysaa inay buriso go’aanka baarlmaanka.

5-Metelaad a’aanta siyaasadeed ayaa ah barta mushkilada Soomaaliya. Halkii mushkiladaasi diirada la saari lahaa si caddaalad ah, UNPOS waxay ku bariiqatay nuxurka siyaasadeed iyadoo awooda siisay kuwa lagu sheegay “DADKA TALADU KA GO’DO”. Heshiiskan wuxuu sii fogeynaa dhibaatada Soomaaliya.

Iyadoo maskaxda lagu hayo dhibaatooyinka la soo sheegay:-

1- Waxaan ugu baaqeynaa beesha caalamka, gaar ahaan Golaha Amaanka Qaramada Midoobay inay si deg deg ah u soo farageliyaan una saxaan xaalada. Mabda’a koowaad waa inaan waxyeelo la abuurin. Beesha caalamka waa inay ku caawiso sidii xaalada loo fududeyn lahaa ee ma ahan inay uga sii darto.

2- Isbedel siyaasadeed oo cusub ayaa loo baahan yahay. Xubnaha cusub ee loo xulayo baarlamaanka Soomaaliya waa inay yihiin gole loo dhan yahay oo ay hogaaminayaan odayaasha dhaqanka, ee ma ahan inay hogaamiyaan siyaasiyiin daneystayaal ah. Wakiilada qabaa’ilka waa in lagu soo gudbiyo shirweyne qaran waana inay heystaan awooda ay ku soo xuli karaam sharci dejiyaasha iyadoo lala tashanayo wakiilada deegaan ee la qadariyo. Iyadoo ujeedka yahay in la qabto doorashooyin toos ah markasoo xaalada amaan ee lagu jiro ay saamaxdo, habkani waxaa lagu qiyaasi karaa habeyn ku meel gaar ah.

3- Illaa laga helayo baarlamaan cusub, beesha caalamka waa inay xoojisaa hay’adaha hadda jira waana inay tixgelisaa marxalada si kastoo ay u jilicsan tahay.

Waxaanu rajeyneynaa in UNPOS iyo qeybaha kale ee bulshada caalamka inaysan markale hareer marin fursad kale oo lagu sameyn karo isbedel la taaban karo. Qwaa in la helaa hab cusub oo weyn oo wax lagu saxayo.

Waxaa saxiixay:



2. Abdulqasim Salad Hassan, former Somali president

3. Mohamed Abdullahi “Farmaajo”, former Somali prime minister

4. Dr. Abdulnur Sheikh Mohamed, former education minister

5. Mohamed Hussein Rage, MP

6. Hussein Arale Aden, MP

7. Ali Omar Ghedi MP

8. Abdulqadir Sheikh Ismail, MP

9. Abdulfatah Ibrahim Rashid, MP

10. Abdullahi Ghedi Shadoor, MP

11. Muhudin Osman Ali, MP

12. Prof. Mohamed Hussien Ilkadahab, MP

13. Dr. Nur Dirie Hersi “Fuursade,” – Italy

14. Eng. Osman D. Osman, Virginia

15. Abdirizak Omar Mohamed, Toronto

16. Basto Ahmed, Virginia

17. Eng.Mohamoud Dahir Adani, Virginia

18. Abdirahman Ahmed, Ohio

19. Abdiaziz Haji Hussein, Minnesota

20. Professor Liban Egal, Seattle

21. Abdulkani Rage Barrow, Ottawa

22. Abdulkadir A. Abdi Ohio

23. Dr Ali M. Tifow, London, UK

Source: RBC Tags: SOMALIA: An open letter concerning “The Garowe Principles”

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News