Saturday, December 3, 2011

Amnesty International oo dalbanaysa in Bush la soo xiro.

Kadib markii madaxweynihii hore mareykanka George Bush uu shaaaciyay inuu booqasho ku tagi doono wadamo dhowr ah oo ku yaal qaarada Afrika yaaa waxaa soo baxay codsi ku aadan in la soo xiro Mr.Bush.



Hay’ada xaquuqul insaanka u dooda ee Amnesty International ayaa dalbanayso in la soo xiro Mr.Bush xilli u sheegay in dabayaaqada todobaadkaan uu booqan doono wadamo dhowr ah oo ku yaala qaarada Afrika oo ay ka mid yihhn Ethiopia, Zamabia iyo Tanzania.

Waxaa hay’adu ay ka codsanaysaa wadamadaas inay gacan ka gaystaan sidii loo soo xiri madaxweynihii hore ee marakanka Bush oon lagu eedaynayo inuu galay falal dambiyeedyo la xiriira aadamainimada.

Bush ayaa lagu adaa in dabayaaqada isbuucan uu booqdo wadamo dhowr ah oo ku yaal Afrika.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News