Tuesday, October 25, 2011

VIDEO: Halka ka daawo sababta reer Galbeedku Qadaafi awoodda uga tuureen

Baaritaano qoto dheer oo la sameeyey ayaa waxaa ka soo baxay sababta cad ee keentay in wadamada reer Yurub iyo Mareykanku ay u weerareen dalkaas Liibiya islamarkaana loo dilo ama looga taqluuso madaxweynihii hore ee dalkaas Liibiya Muamar Gadaffi.


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News