Contact Form

Name

Email *

Message *

Friday, September 23, 2011

Kooxaha Kacdoonka ka wado dalka Yeman oo bilaabay in ay dilaan Soomaalida qaxootiga ku ah dalkooda(daawo sawiradaan naxtinta leh  




Kooxaha Kacdoonka ka wado Dalka Yeman ayaa bilaabay in ay xasuuqan Soomaalida u soo qaxay dalkeeda iyadoona aduunka u tuseysa in Soomaali ka bar bar dagalamayaan xoogaga daacada u ah dowlada Yeman waxaana xaalka sii xumaaday kadib markii wiil Soomaali ah la garaacay laguna qasbay in uu dagaalamayey xoogaga Cali Cabdale Saalax

Dalka Yeman oo xiligaan ku jirta naf lacaari ayaa hadaana keentay in Soomaalidii ku dhibaneed awalba dalkooda ay hadana keentay in ay dilaan iyagoo ku dirayo shacabka taana waxay meesha ka sareysa Yeman in aysan aheyn dal jecel Soomaali


Xoogaga mucaradka Yeman ayaa u muuqda kuwa ka soo herjeedo qaxootiga Soomaalida ee ku dhiban dalkooda waxeyna u muuqdaan kuwa qarracan ka keenay mar haday xukunkii ay ku tamayeen ay si sahal ah ku heli wayeen

Yemen maaha oo kaliya meelaha Soomaalida lagu u gaarsado. Xasuuq kan oo kale ah ayaa dalka Liibiya loogu geystay Somalida, arintan ayaa loo aanaynayaa inay geysteen mucaaradka dalka Liibiya oo hada gacanta ku dhigay xukunka dalkaasi

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News