Wednesday, August 31, 2011

Ciid Wanaagsan.....Ciid Wanaagsan... Ciid Wanaagsan

Haddaan nahay bahda Dalkayaga News Online waxaan halkan uga diraynaa hambalyo iyo bogaadin ku saabsan ciid-al-ftriga dhamaan umadda muslimiinta ah, khaasatan Soomaalida meel kasta oo ay ku nool yihiin.

Waxaan lee nahay ciiddan ciiddeeda illahay ha inagu gaadhsiiyo bashbash iyo barqaaqo.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News