Contact Form

Name

Email *

Message *

Friday, June 10, 2011

wasiirka Arimaha Gudah oo daqiiqada kahor geeriyooday


waxaa geeriyooday wasiirak Arimaha gudaha DKMGS c/shakuur xasan faarax oo ay isku qarxisya gabar uu adeer u yahay sida wararlka aanu ku helnay

waxaa la xaqiijiyay in wasiirku uu ugeeriyooday dhaawac ka soo gaaray qaraxaasi isgoona ku geeriyooday Isbitaalka Madiina ee magaalda Muqdisho oo loo geeyay in lagu dabiibo wasiirka

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News