Thursday, June 9, 2011

Shiekh Sherrif oo Tabco la Helay RW Farmaanjo

Ka dib markii uu khasbay inuu banneeyo xafiiska Raysalwasaaraha muddo 30  casho gudaheed ah. RW Farmaajo ayaa fillan waayey arintan maaddaama u la saftay Shiekh Sherrif  markii ay is hayeen Sharif Xassan. Sheikh Shirrif ayaa lagu yaqaanaa nin is rog-rog badan oon la isku hallayn karin. Ma aha markii ugu horaysay ee uu Sh. Sherrif uu tallaabadan oo kale ku kaco, horay ayuu ugu ballann furay sheekhiisa Daahir Aways markii uu Villa Soomaliya  kasoo jeestay.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News