Saturday, March 19, 2011

Waxaa maanta baaq wadajir ah soo saaray Isimada SSC ee jooga dalka Gudihiisa


Waxaa maanta baaq wadajir ah soo saaray Isimada SSC ee jooga dalka Gudihiisa, baaqan oo maamulka Somaliland ugu sheegeen..


Inay ciidamadooda si degdeg ah ugala baxaan gobollada SSC. hadii ay ka bixi waayaana la isu taago sidii maleeshiyadaas duulaanka ah looga saari lahaa deegaamada SSC. baaqan ayaa u qornaa sidan...


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News