Contact Form

Name

Email *

Message *

Thursday, February 10, 2011

Nin Soomaali ah oo lagu gubay Koonfur Afrika

Fabruary 10, 2011, Dalkayaga@gmail.com
__________________________________________________________________________________
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ay ku waramayaan in xalay fiidkii hore muwaadin u dhashay dalka Soomaaliya islamarkaana meher ganacsi kula haa dalkaasi Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ay gibeen



Zekariye Xaaji oo ah muwaadin Soomaaliyeed ayaa xalay Fiidkii waxa ay kooxo Burcad Koonfur afrikaan ah kuwaasi oo Dab qabad siiyay Ninka Soomaaliga ah oo ka mid ah ganacsatada Soomaalida ee ku nool Dalkaasi.

Xiliga lagubayay marxuumka ayaa waxa uu ku sugnaa goobtiisa ganacsi oo ay ugu soo galeen koox burcada koonfur afrikaanka ah iyagoo dab qabad siiyay ruuxa Soomaaliga ah ee dhintay.

Ninka dhintay ee Soomaaliga ah ayaa waxa uu ka geeriyooday Xaas iyo 5-caruur ah oo deganaa dalkaasi Koonfur afrika.

Burcada koonfur Afrikaanka ah ayaa inta badan ugaarsi ba’an ku haya Soomaalida magangalyo doonka ah oo kusii qul quleysa Dalka Koonfur Afrika.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News