Contact Form

Name

Email *

Message *

Thursday, January 20, 2011

Tacsi ku Wajahan Eheladii uu ka Geeriyooday Marxuum Maxamuud Xirsi Aadan

Annagoo kala ah magacyada hoos ku qoran, waxaan halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa eheladii iyo qaraabadii Marxuum Maxamuud Xirsi Aadan oo ku geeriyooday magaalda Laascaanood shalay oo ay taariikhdu ahayd January 19, 2011:

Xusseen Cawad Nuur

Maxamuud Maxamed Jaamac (Hadhiye)
 
Maxamed Sandheer

Maxamed Warsame

Waxayna ilaahay ugu baryaya marxuumka in ilaahay janaddii ka waraabiyo, eheladdii iyo qaraabaddii in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo....amiiin, amiiin!

Bahda Dalkayaga News Online ayaa sidoo kale u diraysa tacsi eheladii uu ka geeriyooday marxuum Maxamuud Xirsi Aadan.


Dalkayaga@gmail.com






0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News