Monday, January 3, 2011

Sharmarke: Waa la iga been abuurtay

Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa sheegay in laga been abuuray saxiixa heshiiska dowladda KMG ah ay la gashay shirkadda ajnabiga ah ee qaabilsan arrimaha ammaanka ee SARACERN.





Halkan ka dhagayso waraysigii uu Sharmaarke siiyey idaacadda BBC.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News