Contact Form

Name

Email *

Message *

Monday, January 31, 2011

Ogaysiis: Xafladda Mawliidka Nabiga SCW.

Waxaa marka ay taariikhdu tahay Febraury 19, 2011,lagu qabayaa xaflad si wayn loosoo abaabulay oo loogu dabbaal dagayo dhalashadii Nabigeena Calayhi-Salaatu-Wasalaam.


Haddaba waxaa la ogaysiinayaa dhamaan muslimiinta jecel inay wayneeyaan dhalashada Rasuulka Calayhi-Salaatu-Wasalaam, inay ka soo qayb galaan xafladda oo ka dhici doonta hoolka shirarka ee magaalada Minyaabolis (Minneapolis Convention Center).

Ciwaanka goobta xafladda waa sidan hoos ku qoran:

Address: 1301 2nd Street South
               Minneapolis, MN 55402
Taariikhda: Febraury 19, 2011

Wixii faahfaahin ah ee ku saabsan xaflad, fadlan kala xiriir:

Macalin Caafi
952-212-3537




0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News