Monday, January 3, 2011

Faroole oo looga digay inuu Muddada Kordhisto

Wasiirkii hore ee Amniga ee Puntland ayaa uga digay maamulka Puntland ee hadda inuu muddo ku darsado, wuxuuna sheegay inay khalkhal horseedi doonto.

Halkan ka dhagayso waraysi uu wasiirku siiyey idaacada VOA




0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News