Sunday, January 30, 2011

Dagaal Saaka Ka qarxay Kalshaale

Dagaal saaka subaxnimadii kabiloday Degaanka kalshaale kasoo Dhex maray labo ciidan kakal tirsan ciidanbeeledka Deegaanka Buhoodle iyo Qorilugud, kadib markii ay labada ciidan horjoogahooda ay is arkeen halkaana ay iswaydarsadeen Rasaas Waraka ka anu kahelayno Goobta dagaalku kadhacay oo u dhoow Magaalada kalshaale ee horay uu dagaalku dhexmaray Labada ciidan ee maanta
kudagaalamayhalkas, hase ahaatee khasaaraha Dhabta ah ee Dagaalkaasi uu sabayay Walilama oga Dhinaca kale Magaalada buhoodle ayaa iyana xaaladaeeda aad u kacsantahay iyadoo lagu arkayo gurmad ad u xoogbadan oo ku siiqulqulaya halka uu dagaalkasi saaka kadhacay Dagaalkan ayaa ku soo beeg maya xili duleedka magaalada laascaanood uu dagaalku dhexmaray ciidama maamulka SSC iyo ciidamada maamulaka Somaliland ee ku sugan Magaalada laascaanood

. Source: Boocame

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News