Monday, January 3, 2011

Alshabaab oo ka maadaysanaysa nin maskaxdiisu dhimin tahay ama waalan.

Halkan ka daawo Alshabaab oo ku jees-jeesaysa nin aan maskaxdiisa Illahay u dhamayn oo reer miyi ah kana soo jeeda agagaarka Jawhar. Nin aan maskaxdiisa dhamayn ayey waydiinayaan, waa Alshabaabe, su'aallo diini ah oo ay uga gol leeyihiin inay ku ciyaaraan maskiinkan aan xiskiisu dhamayn.

Halkan ka daawo video-ga naxdinta ku dheehan tahay.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News