Sunday, December 26, 2010

Tacsi: Innaa Lilaahi Wa Innaa Illahi Raajucuun

Anagoo ah magacyada hoos ku qoran waxaan halka uga diraynaa tacsi tiiraanyo leh qoykii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum Sheekh Cabdinaasir Sheekh Daahir oo ku geeriyooday xerada qaxootiga ee Xadhardheere  maalinimadii Sabtida ee taariikhdu ahayd December 25, 2010.


Waxaan Illaahay uga baryeynaa marxuum Sheekh Cabdinasir Sheekh Daahir in Illaahay uu Jannadii ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka tegayna samir iyo iimaan illahay ka siiyo amiiiiin, amiiiiin, amiiiin!

1-Shariif Sicid Shariif Cusmaan

2-Shariif Away Shariif Cusman

3-Shariif Xassan Shariif Cabdirixiin

4-Cabdixamid Xassan Xirsi

5-Cabdullahi Shiino

6-Siciid Jaamac Barre

7-Maxamed Xirisi

8-Xusseen Cawad

9-Bile Abdul Daad

10-Cali Cabdiqaadir Xaaji Xussen

11-Maxamud Cabdi Cali

12-Muuse Aw Axmed

13-Abshir Askar

14-Adan Ahmed Elmi

15-Cabdirahman Sholongo

16-Cabdifatah Shugri Sheekh

17-Cabdirahman Shugri Sheekh

18-Ruush

19- Siciid Shire

20- Maxamud Hadhiye

21- Jamac Burtinle

22- Cabdirahman Max'ed X. Xassan

23-Cabdirahman Ibrahim Sheekh




0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News