Contact Form

Name

Email *

Message *

Friday, December 3, 2010

Shacabka Reer Burco Oo Walaac Ka Muujiyay Gowrac Loo Gaystay Wiil Dhalinyaro ah

Waaxaa Magalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Laga Helay Maydka Wiil Dhalinyaro ah Kaasi Oo La Gowracay Waxaana maydkiisa ka Muuqday Midi Lagu Gowracay.



Wiilka La Goracay ayaa waxaa uu Ahaa Arday Wax Ka Barta Dugsiga Sare ee Lagu magacaabo Candlelight kaasi Oo Ku Yaala Magalada Burco Wiilkani Dhalilinyara ah ayaa sanadkani Waxaa uu Dhameynayay Dugsiga Sare.

Marxuumka ayaa waxaa Lagu Magacaabi Jiray Mustafe Cilmi Kaahin Waxaana Maydkiisa Laga Helay Meel Ku dhow Siilada Xoolaha Ee Burco Iyadoona Ciidamada Booliska AYaa waxaa ay SHeegen In ay War Ka soo Saari Doonan Arintaasi.

Dadka ku dhaqan Burco ayaa waxaa ay sheegen in Falkani Yahay mid ku Cusub Magaladasi Isla Markasi Ka Duwan yahay Dilalkii Horey uga dhici Jiray Deeganda Somaliland.

Ciidmada amaanka Magalada Burco ayaa waxaa ay Dhawaanaha n Wadeen Howlgalo Ay Ku soo Qabteen Dad Kala duwan Oo Ay Uga shakiyeen Arimaha amni Xumo ee Ku Soo Kordhaaya Magalada Burco.

Source: RBC Radio

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News