Contact Form

Name

Email *

Message *

Friday, December 10, 2010

Hargeysa: Diyaarad Saanad Milatari U Sida Puntland Oo Gacanta Lagu Dhigay

Madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport ayaa goor dhaweyd soo cago dhigatay diyaarad saanad milatari u siday maamul Goboleedka dalka Somalia ee Puntland.
 

Diyaaradan oo ay  gacanta ku dhigeen ciidamada madaarka ayaa waxa ay hadda fadhidaa madaarka.

Goor dhaw filo war intan ka faahfaahsan oo uu inoo hayo wariye Cabdiqani Cabdilaahi Axmed (Asporo) oo ka tirsan bahweynta hadhwanaagnews ee magaalada Hargeysa.
Filasho wacan

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News