Contact Form

Name

Email *

Message *

Saturday, November 13, 2010

:-Wasiiradda cusub iyo qabiilada ay u dhasheen

Golaha Wasiiradda cusub ee Xukumadda Farmajo iyo qabiiladda ay ka soo jeedaan waa sidaan hoos ku qoran:

1. Cadullaahi Ebyan Nuur Wasiirka Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta {Dir, Biyo maal}.


2. Maxamed Cabdullaahi Oomaar Ra’isul-Wasaare ku xigeen Wasiirka Arrimaha Dibadda {Dir, Isaaq, Habar Awal}
3. Cabdulxakiim Maxamuud Xaaji Fiqi Ra’isul Wasaare ku xigeen Wasiirka Gaashaandhigga {Raxaweyn, Digil, Dabare}.


4. Porf. C/weli Maxamed Cali Ra’isul Wasaare Ku xigeen ahna Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga {Daarood, Majeerteen, Cumar Maxamuud}.

5. C/shakuur Sheekh Xasan Faarax Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka {Hawiye, Habar gidir, Ceyr}.

6. Xuseen Cabdi Xalane Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta {Daarood, Ogaadeen, Cowlyahan}.

7. Drs. Maryama Qaasim Axmed Wasiirka Haweenka, Arrimaha Qoyska {Beesha 5-aad, Baandiri}.

8. Yuusuf Macalin Amiin {Baadiyow} Wasiirka Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha { Raxanweyn,Mirifle (Leesaan}.

9. Dr. Aaden Xaaji Ibraahim Da’uud Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada {Beesha 5-aad, Jareer weyne}.

10. C/kariin Xasan Jaamac Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta {Daarood, Dhulbahante, Cali Geri}.

11. C/nuur Macallin Maxamuud Wasiirka Arrimaha Bulshada, Shaqada & Horumarinta Shaqaalaha {Dhallinyarada iyo Isboortiga {Dir, Surre}.

12. Dr. Maxamed Macallin Xasan Maxamed Wasiirka Kalluumeysiga, Bey’adda iyo Kheyraadka Badda {Hawiye, Murusade Cabdalle Sabdi Maxamed yar }.

13. Axmed C/raxmaan Abaade Wasiirka Dekadaha, Gaadiidka badda, cirka iyo Dhulka {Dir, Isaaq, Habar Yoonis}.
14. Maxamuud Maxamed Boonow Wasiirka Dastuurka, Federaalka & Dib u heshiisiinta Mirifle {Raxaweyn, Mirifle Hadme}.

15. C/rashiid Khaliif Xaashi Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska {Daarood, leelkase}.

16. C/risaaq Sheekh Muxyadiin Wasiirka Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka {Raxaweyn, Mirifle, Eelaay}.

17. C/nuur Sheekh Maxamed Wasiirka Waxbarashada, Hiddaaha iyo Tacliinta Sare {Hawiye, Xawaadle}.

18. Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim {Garweyne} Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha {Hawiye, Gaaljecel, Abti-Same}


Xigasho; Waagacusub










0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News