Contact Form

Name

Email *

Message *

Thursday, November 18, 2010

Magacaabis wasiir Ku-Xigeennada Xukuumadda Federaalka KMG

1 Mudane Xaji Cali Sheikh Maxamed Nuur Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta, iyo Awqaafta


2 Mudane Cumar Shiikh Cali Idris Wasaaradda Arrimaha Dibadda

3 Mudane Ibrahim Isaaq Yarow Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka

4 Mudane Mukhtaar Shiikh Shuute Shiikh Cali Maye Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta

5 Mudane Daauud Cabdikariim Xaaji Cumar Wasaaradda Gaashaandhiga

6Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

7 Mudane Maxamed Cabdulle Faarax (Geeseey) Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, iyo Isgaarsiintan

8 Mudane Maxamed Cali Shire Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

9 Mudane Cabdirashid Maxamed Xidig Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Shaqada, Homumarinta Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Isboortiga

10 Mudane Cabdi Cali Maxamud (Riyaraac) Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-Udhiska

11 Mudane Xasan Yacquub Geescade Wasaaradda Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha

12 Mudane Cabdullahi Abokor Jaamac (Gardowe) Wasaaradda Kaluumaysiga, Bayada, iyo Khayraadka Badda

13 Mudane Cabdulqaadir Haji Maxamed Suldan Lugadheere Wasaaradda Dakadaha, Gaadiidka Badda, Cirka iyo Dhulka

14 Mudane Siciid Maxamed Jimcaale Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta

15 Mudane Cabdiraxmaan Yusuf Faarax (Dujana) Wasaaradda Macdanta, Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka.

16 Mudane Faisal Cumar Guuleed Wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare

17 Marwo Faduma Xasan Cali Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska


18Mudane Cisman Libaax Ibraahim Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada
Magacaabis wasiirudawlayaasha Xukuumadda Federaalka KMG

1- Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Xafiiska Raisulwasaaraha.

2- Mudane Cabdulqaadir Macallin Nuur Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Madaxtooyada.

3- Mudane Maxamed Cali Xaamud Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda

4- Mudane Maxamed Xasan Aadan Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Maaliyadda & Lacagta.

5- Mudane Maxmed Cabdi Abtidoon Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga.

6- Mudane Axmed Cali Yaqle waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.

7- Mudane Maxamed Cali Xagaa Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Bey’adda & Kheyraadka Badda.

8- Mudane Cabdirashid Xaaji Deerow Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Dekadaha, Gaadiidka badda, circa & Dhulka.

9- Mudane Dr. Maxamuud Shiikh Xasan Akhi Waxaa loo magacaabay Wasiirudawlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.



0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News