Contact Form

Name

Email *

Message *

Monday, September 20, 2010

waxaa soo ifbaxaya khilaaf xoogan ee u dhaxeeya ciidamo ka tirsan Ururka Xisbul Islaan taasi oo ku aadan gacan ku heynta Idaacadda iyo TV-GBC iyagoo iska horimaad ku dhexmaray afaafka hore ee Idaacadda GBC.



Kadib markii Xalay fiidkii is rasaaseen aan la ogayn qasaaraha ay geysateen ku dhexmartay afaafka hore ee Idaacadda iyo Taleefishinka GBC ayaa ciidadmo ka wada tirsan Ururka Xisbul Islaamnoo isku heystay gacan ku heynt Idaacadd iyo Taleefishinka GBC, waxaana soo ifbaxayay khilaafka u dhaxeeya ee ku aadan gacan ku heynta Idaacadaasi.

Idaacadda GBC oo ay shalay la wareegeen ciidamo ka tirsan Xisbul Islaan ee uu hogaaminayay Xasan Daahir Aways, ayaa shalay waxaa ay si caadi ah u biloowday howlaheedii shaqo ee Idaacadda, iyadoo aan wax isbadal ah aan jirin marka laga reebo in magaca Idaacadda lagu kordhiyo Idaacadda Islamiga ah ee GBC, waxaana wali holwlahooda shaqo ka sii watay Wariyeyaashii ka shaqeeynaayay Idaacadaasi oo isugu jiray Rag iyo Dumar.

Xiisadda u dhaxaysa labada garab ay haatan u muuqato inuu Xisb Slaan u kala jabay ayaa cirka isku sii shareertay ka did markii ay soo gaareen labada dhinac ciidamo gurmad ah.

Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News