Contact Form

Name

Email *

Message *

Monday, September 20, 2010

Nin lagu dilay aqalka Shekh Shirif ka deggen yahay Muqdisho

Caawa ayaa waxaa lagu dilay aqalka uu Shikh Shriiif ka deggen yahay magaalada Muqdishu nin ku hubaysnaa AK47 iyo walxo kale oo qarax dhaliya


Sidaa uu saxaafadda u sheegay agaasimaha Shikh Sharif, ninkaa la dilay ayaa doonayey inuu is qarxiyo laakiin ciidamada Amisom ee warediyaha ka haya deegaanka shirifka iyo Cumar Abdirashid.

Ugu dambeyntii  dad goobjoogayaal ah oo ku dhaqan agagaarka xarunta Vila soomaaliya ee magaalada muqdisho ayaa waxay sheegey in ay maqlayeen rasaas xoogan  oo ka dhaceysay Iridka hore ee deegaanka Shikh Sharif.

Dalkayaga@gmail.com







0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News