Contact Form

Name

Email *

Message *

Thursday, September 9, 2010

Muslimiinta Caalamka oo isku raacey in Bari ay Ciid tahay iyo bishii oo la arkay.

Muslimiinta Caalmaka ayaa ciidaya Maalinta Beri ah oo jimco ah ay tahay Maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga.
 

Muslimiinta caalamka ayaa isugu marxabeeyay Ciid Mubaarak, waxaana ciidaani ay noqoneysaa ciid si weyn ay isugu raaceen wadamada Islaamka, marka laga reebo wadanka Turkida oo maanta oo khamiis ah si weyn looga Ciiday.


Haddaan bahda Dalkayaga News iyo Dalkayaga Radio waxaan usoo gudbinaynaa dhamaan umadda Islaamka, gaar ahaan Soomaalida hambalyo mug wayn oo ku saabsan ciidda soonfureed.

CIIID WANAAGSAN, CIIID WANAAGSAN, CIIID WANAAGSAN! 

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News