Friday, September 3, 2010

Madaxda Xukumadda Siilaanyo iyo magacyadda saamiga qabiilada

Halkan ka akhriso mas'uuliiyiintu uu Siilaanyo u magacaabay xililka kale duwan ee maamulka Soomaliland iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan
:

BEESHA GARXAJIS

1.Dr Maxamad Cabdi Gaboose Wasiirka w arimaha gudaha iyo dib u dajinta
2.C/laahi Jamac Cusmaan (geeljire) wasiirka wasarada warafaafinta
3.Maxamad Yasiin Xasan wasiirka wasarada kalumaysiga &khayraadka badda
4.Xuseen Maxamuud Maxamad Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka
5.Nimco Xuseen Qawdhan Wasiir ku xigeenka Wasaradda Caafimaadka
6.Warsame Siciid Cabdi Wasiir ku xigeenka Wasarada Maliyadda
7.Dr Cabdi aw Daahir la taliyaha Madaxwaynaha Arimaha Bulshada
8.Shariif Libaax Muuse agasimaha guud ee Wasaradda hawlaha guud &Gadiidka
9.Mustafe Cabdi Ciise Shiine ku xigeenka madbaca Qaranka
10Yusuf Nuur Guruje diretor of Capacity Building
11.Cali C/laahi Daahir ICT Commission
12.Maxamuud aw Cabdi ibraahim(dhagaxtuur) hanti dhawrka qaranka S/Land
13.Xasan aw Aadan Cabdi gudoomiyaha gudida dib u habaynta shuruucda
14.Cabdi ibraahim C/laahi Mareye xigeenka wakalada biyaha
15.Axmad aw Cusmaan Taliyaha cidanka badda S/Land
16.Cabdi Dirir Cabdi gudoomiyaha baanka s/land (chairman of the central Bank)
17.Axmad Cali Sulub gudomiye xigenka hay,ada shaqalaa
18.ibrahim x nuur diriye agasimaha guud ee hay,ada shaqalaa
19.XasanCcusman Aadan Mareyaha hayada Korontada
20.Siciid Cali Wayrax agasimaha wasarada arimaha dibada
21.Axmad C/laahi ibrahim xubin ka tirsan hay ada Estsblishment
22.Mawliid C/Laahi Waris Badhisaab ku xigeenka G M/Jeex
23.Cabdi Dahir Xasan badhi saab ku xigeenka gobolka T/dheer
24.C/Laahi Maxamad Daahir (C/Lahi Cukuse) Afhayeenka Madaxtoyada J.S.Land
25.Deeq Xirsi Canbuur Xoghayaha D/Hoose ee Hargaysa

BEESHA HABAR AWAL

1.Maxamad Xaashi Cilmi wasiirka wasarada Maliyada
2.Maxamad C/laahu Cumar wasiirka wasarada arimaha dibada
3.Zamzam Cabdi Aadan wasiirka wasarada waxbarashada
4.Axmad Xasan Oday wasiirka wasarada xananada xolaha
5.Sacad Cali Shire wasiirka wasarada qorshaynta qaranka
6.Abiib Diriye Nuur lataliyaha madaxwaynaha arimaha siyaasada
7.Muxumad aw Cabdi Ismaciil gudoomiyaha hayada shaqalaa
8.Ibrahim X Nuur Diriye Agasimaha hayada shaqalaa
9.Ibrahim Siyaad Yasiin Mareyaha wakalada biyaha
10.Maxamad Daahir Khayre xoghayaha kumishanka Aidska eeSOLNAC
11.Axmad Muxumad Madar gudomiyaha gudida latalinta m/masaqa &dawlad wanaga
12.Axmad Yuusuf Dirir Mareeyaha Dakada Barbara
13.Nuux Ismacil Taani taliyaha cidanka qaranka milatariga
14.C/raxmaan Cawil xasan agasimaha wasarada maliyada &mamulka dakada
15.Salebaan Cumar ku Joog latalyiha madaxwaynaha arima nabadgalyada
16.Siciid Cali Wayrax Agasimaga wasarada Arimaha Diabada
17.Maxamad Muuse Cawaale ka hortaga afooyinka
18.C/raxman Cawil Xasan agasimaha guud W kalumaysiga khayradka Badda& Dakadaa
19.C/Rashiid Sh CumarSsh Muxumad badhisaabka agabiilay
20.Axmad X C/laahi Xamarje Badhisaabka gobolka M/Jeex
21.Maxamuud Cali Hayste (ramaax) badhisaabka gobolka saxil
22.Sahra Aadan Taanyo Director of clinic Servie
23.Maxamad Cilmi Aadan (Ilka Casse) Chief Borotolka Madaxtoyada

BEESHA HABAR JECLO

1.Axmad Maxamad Maxamuud (Silaanyo) Madaxwaynaha j.s.land
2.Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka Wasarada dulista Hawada
3.Ilhaan Maxamad Jamac Wasiirka Wasarada qoyska iyo arimaha Bulshada
4.Xirsi Cali X Xasan CHIEF OF CABINET
5.Xuseen C.laahi Ducaale Wasiirka Wasarada Macdanta iyo biyaaha
6.Jamac Axmad Maxamad agasimaha guud ee Wasarada Maliyada.
7.cumar abokor jamac mareye xigeenka dakada Barbara
8.C/kariim Axmad Xinif Director of Admin & finance
9.Cali Siciid Raygal Mareyaha Madbacada Qaranka S/Land
10.Xuseen Xasan Rooble (Kenyaati)madaxa hay,ada Sirdoonka qaranka
11.Salebaan Axmad Faarax Diospora agency
12.Xasan Cali Cawad ku xigeenka taliyaha Cidank Asluubta
13.Siciid Salebaan Mire gudoomiyaha Gudida ilalinta tayada
14.xasan axmad adan xeer ilaliyaha guud (Attorney General)
15.Aadan Nugaal X Xasan gudoomiyaha gudida qandarasyada .
16.Salebaan Maxamad Faarax Diaspora Agency
17.Ibrahim X Xasan Cali badhisaabka gobolka Saraar
18.Yasiin Muxumad Cabdi Badhisaabka gobolka Togdheer

BEESHA ARAB

1.Sh Khaliil C/laahi Axmad Wasiirka Wasarada Diinta & Awqaafta
1.Xuseen Axmad Caydiid Wasiirka Wasarada Hawlaha Guud
3.Aamina C/laahi Axmad gudomiyaha xuquqal insaanka (Human Rigth Commission)
4.Cabdi Najax Siyaad aw Cabdi lataliyaha dhalinyarada madaxwaynaha
5.C/laahi Siciid Faarax Agasimaha Guud ee Wasarada beraaha
6.Jamaal Caydid Ibarahim Mareeyaha hayada ababul ka saarka NDC
7.Maxamad Yasiin Cawale wasiir ku xigenka w arimaha dibada
8.Axmad Cali Sulub ku xigeenka Gudoomiyaha hay ada shaqalaa
10.Maxamuud Xarbi Agasimaha Mamulka Madaxtoyada

BEESHA HARTI

1.Axmad X Cali Cadaami Wasiirka Wasarada Gashaandhiga
2.C/risaaq Ibraahim Aadan Wasiirka Wasarada Isgaadhsiinta
3.C/risaaq Khaliif Axmad Wasiirka Wasarada Ganacsiga
4.Cusman Garaad Soofe Wasiir ku X Arimaha Gudaha
5.Ibrahim Caydiid Dhabdhable Taliyaha Cidanka Asluubta
6.Fu,aad Aadan Cadde la taliyaha Madaxwaynaha arimaha Bariga
7.C/waxed C/qadir C/.raxman Mareyaha hayada Wadooyinka (raod Authority) Fiqi shini
8.C/rashiid Ibrahim Qanbi RECRUITMENT Xubin ka mida hayada madaxa banana
9.Maxamad Xuseen Faarax (xirane) Taliyaha Cidanka Asluubta
10.Xasan Cumar Hoori Agasimaha Guud Wasarada Boosaha iyo isgaadhsiinta
11.C/laahi Jaamac Diriye Badhisaabka Gobolka Sool

BEESHA SAMARON

1-Dr Ismaciil Muumin Aare Wasiirka Wasarada cadalada
2.Faarax Cilmi Maxamuud Wasiirka Wasarada Beeraha
3.Cali Xaamud Jibriil Wasiir ku xigeenka Wasarada Waxbarshada &taclinta sare
4.Sh C/laahi Sh Cali Jawhar Gudoomiyaha gudida Diwanka Zakada
5.Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) taliyaha Cidanka Poliska
6.Ibrahim Aadan Qaalib Xisabiyaha guud e Qaranka S/Land
7.Axmad C/lahi Ibrahim xubinka tirsan hay ada shaqalaa
8.Aadan Jaamac Hoore hayadaa dabiciga Natinol Officer
9.Maxamad Daahir Cabdalla Badhisaabka cusub ee gobolka Awdal

BEESHA AYUUB
1.Baashe Yuusuf Axmad Agasimihii guud ee shaqada iyo arimaha bulshada
2.Maxamad Xasan Siciid Wakiilka Dalka Ethiopia u fadhiya s/land

BESHA TUMAAL

1.Cali Cabdi Saayiq Wasiir ku xigeenka H/Guud iyo gadiidka

 Dalkayaga@gmail.com


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News