Contact Form

Name

Email *

Message *

Wednesday, September 29, 2010

Ciidamada SSC oo weerar ku qaaday xarun ciidanka Somaliland


Ciidamada SSC ayaa xalay weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ku qaaday saldhig ay ciidamada Somaliland ku leeyihiin tuulada Oog,
iyagoo halkaasi ku diley, sida ay sheegtay idaacadda VOA, ugu yaraan 2 Askari, halka ay saddex kalena Maxaasiib ahaan u soo kaxaysteen.


Tuulada Oog oo  ku taal waddada Laamiga ah ee isku xidha Laascaanood iyo Burco ayaa waxaa ay Buuhoodle u jirtaa 120 km.

Wixii war ah ee kasoo kordha dagaaladan dib ayaan idinku soo gudbinaynaa.

Dalkayaga@gmail.com


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News