Contact Form

Name

Email *

Message *

Thursday, August 12, 2010

Ramadaan Kariim Dhamaan Musliimiinta Meel Kasta oo aad ku Nooshihiin.


Haddaan nahay bahda Dalkayaga News Online iyo Dalkayaga Radio waxaan hambalyo mug wayn u diraynaa ummadda Musliiminta ah ee caalamka daafihiisa ku nool oo xalay (Habayn Khamiis soo galayso) ay u bilatay bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo Illaahay Qur'aankiisa soo dejiyey.

Bishan oo ah bil Illaahay khayr badan ku galladaystay, Muslimiinta waxaa ku wajib ah inay u hogaasamaan awaamirta Illaahya kana dhawrsanadaan fawaaxishta iya dunuubta Illahay inaga nahyey bisha Ramadaan gudaheeda iyo mar walba.

Marka kale akhristayaasha qiimaha badanoow naga gudooma hambalyo iyo rayn-rayn ku saabsan dhalashada bisha Ramadaan. KULLI CAAMIN WA ANTUM BIKHAYR!

Ramadaan Kariim, Ramadaan Kariim, Ramadaan Kariim, Ramadaan Kariim.........


Dalkayaga@gmail.com


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News