Thursday, August 5, 2010

Obama “xalka Soomaaliya deg deg kuma imaanayo”

Madaxweynaha dalkan Maraykanka Barack Obama ayaa ka hadlay xaaladda dalka Soomaaliya, Obama ayaa Soomaaliya kaga hadlay kulan uu magaaladan Washington kula yeeshay Dhalinyaro ka badan boqol oo ka timid qar kamid ah wadamada qaradda Afrika.


Obama ayaa muujiyay sida Maraykanka uu u doonayo in Soomaaliya ay guul garto, ayna taageerayaan dowladda KMG ah oo uu sheegay inay sameyneyso dadaal badan. Laakiin wuxuu ka dhawaajiyay in ay adagtahay in xalka Soomaaliya uu deg deg ku yimaado.

Ka hadalka Obama ee dalka Soomaaliya ayaa timid kadib markii ay su’aal weydiisay gabar Soomaali ah oo ka tirsaneyd dhalinyaradii uu la kulmay.

Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News