Contact Form

Name

Email *

Message *

Tuesday, August 10, 2010

Madaxweyne faroole oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen dhalinyaro ka soo jeeda Soomaaliland iyo Koonfurta Soomaaliya


Madaxweynaha maamulka Goboleedka Punltland oo ka hadlay dagaalaadaka dhacay deegaanka Galgala ayaa waxa sheegay in ay ku soo qabqabteendhalinyaro uu sheegay in ka soo jeedaan Koonfurta Soomaaliya
iyoSoomaaliland kuwaasi uu sheegay in ay qaar kood ka barbar dagaalamayeenciidamada wadaadka mayalka adag ee dagaalka kula jira maamaulka Puntlad halka qarkalana ay ku soo wajahnayeen.


Waxa uu uu sheegay Madaxweynaha maamulka Pundland C/Raxmaan Maxamedfaroole in dhalinyaradaani ay garayaan ilaa 400 qofood waxa uunasheegay in ay haatan ku jiraan gacanta maamulka Puntland, sidoo kalewaxa uu sheegay in dhalinyarada intooda badan ay ka soo qabqabteenmagaalooyinka gaalkacyo iyo Garoowe, waxaa uu carabaabay Madaxweynuhu in dhalinyarada ay hayaan ee ka soo jeeda Soomaaliland ay kasoo baxeen magaalooyinka Burco iyo Ceelgaabo.

C/Raxmaan Maxamed faroole ayaa guuloka sheegtay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Galagala kaasi oo udhaxeyeey ciidamada uu hogaamiyo Atam oo ah naa'ibka al-Shabaab ee Puntland iyo ciidamada maamulkaPuntland, waxa uuna sheegay in ay qabsadeen Buurta Galgala oo ahaydfariisnta ugu weyn ee kooxdan argagixisada caalamka xiriirka la leh.



Dalkayaga@gmail.com


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News