Contact Form

Name

Email *

Message *

Thursday, August 5, 2010

Ku dhowaad 10 qof oo lagu wado saacadaha soo aadan in lagu toogto Booosaaso iyo Garoowe.

Maxkamada guud ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay xukun dila ah ku riday 9 qof oo qaar ka mid ah lagu eedeyey in ay dil geeysteen iyo kuwa kale oo lala xiriiriyey in ay lug ku lee yihiin falaka amaan dari ee ka tagaan magaalooyinka Puntland.



Segaalka qof ee Maxkamada Puntland dilka ay ku xukuntay ayaaa waxaa ku jira qof haween ah oo ku eedeeysan in ay dil u geeystay gabadh uu dhalay masuul ka mid ah hey,adaha Garsoorka Puntland.

Siddeedda kale ayaa intooda badan waxaa lagu eedeeyey in ay ka lug ku leeyihiin falal danibyeedyo isku jiray qarxyo iyo dilal bareer ah oo horauy looga geeystay magaalooyinka Puntland gaar ahaan magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe.

Dhamaan dadkaani xukunka dilka ah uu ku dhacay ayaa lagu wadaa in saacahada soo aadan shan ka mid ah lagu toogto Garoowe halka afarta kalana isla xiligaasi lagu toogan doono magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News