Contact Form

Name

Email *

Message *

Friday, August 13, 2010

Ciidamada Sheikh Shariiif oo labo haween ah rasaas ku dilay.

Ciidamo ka tirsan Maxaakiimta uu hogaamiyo Shiekh Shirif rasaas ku furay gaari BL ah oo ay dad sarnayeen iyadoo rasasatas ay sababtay dhimasho iyo dhaawac gaaray dadka gaariga BLK ah saarnaa.


Gaariga BLk ah e rasasta lagu furay ayaa waxa uu marayey inta u dhaxaysa Ex Kontarool iyo deegaanka Sarkuusta ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxa uuna ku sii jeeday degaanada lagu barakacay ee Duleedka magaalada Muqdisho.
Sidoo kale dadka ayaa sheegay in ciidamada Mxaakiimta ee rasasta furay ay ku jireen goob aan lagu baran ciidamada Dowlada, waxa ayna la sheegay in halkaasi gaari badan ay ku baarteen, hasa hatee darawalka gaariga manata la rasaaseeyey ayaa ka biyo diiday in uu joojiye gaariga markii ciidamada dowlada hubka ay la hor istageen, waxaana ka dib dhacday in rasaas lagu hoobiyo gaariga.
Maha markii ugu horeeysay ee ay ciidamada Dowlada KMG dad rayid ah sibaree ah ay u laayaan ama dhac ay u geeyteen.

Dalkayaga@gmail.com


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News