Contact Form

Name

Email *

Message *

Monday, July 12, 2010

Qaar kamida tukaamada Soomaalida K/afrika oo la boobay

In kabad 10-tukaan oo ay lahaayeen ganacsato Soomaali ah oo ku yaalay gobolka Westrencape ee dalka Koonfur africa ayaa xalay loo geeystay boob iyo dhac kadib markii uu soo gabagabobay koobka kubadda cagta aduunyada.


Dhamaan soomaalidi daganeyd tuulooyinka hoos taga gobolkaasi ayaa isaga cararay iyagoo la cararay qaar kamida alaabahooda ganacsi.

Ciidamo Boolis ah ayaa la dhoobay tuulooyinka hoos taga Capetawn si ay uga hor tagaan rabshado hor leh oo ka dhaca tuuloyinkaasi.

Boobka iyo dhaca loo geystay ganacsatada Soomalida Koonfur afrika ayaa kusoo beegmeysa xili maalmihii ugu dambeeyay ay Soomaalida dalkaasi helaeen hanjabaado ka imanayay koonfur afrikaan madow ah.

Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News