Contact Form

Name

Email *

Message *

Wednesday, July 28, 2010

Madaxweynaha Somaliland oo maanta magacaabay wasiirada dowladiisa.

Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Max’uud Siilaanyo ayaa maanta soo magacaabay wasiirada dowladiisa cusub ee Somaliland kadib munaasabad balaaran opo maanta ka dhacday Hargeya.
Wasiiradaani oo ay ka dhexmuuqadaan dhow wasiir oo haween ay ayaa waxaa ay magacyadoodu  kala ahaayeen sidaan hoos ku qoran

Wasaarada Arimmaha gudaha Dr Maxamed Cabdi Gaboose

Wasaarada Arimaha Dibadda Dr Maxamed Cabdullahi Cumar.

Wasaarada Maaliyada Eng Maxamed Xaashi Cilmi.

Wasaaranta Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr Sacad Cali Shire.

Wasaarada Howlaha Guud iyo Gaadiid Xusein Axmed Caydiid.

Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta Sare ZamZam Cabdi Adan.

Wasaarada caafimaadka Dr Xusein Muxumad Maxamed.

Wasaarada gaashaandhiga Axmed xaaji Cali Cadami.

Wasaarada Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Cabdirizakh Khaliif Axmed.

Wasaarada Xaanada xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Dr Axmed Xaashi Oday.

Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdirisaak Ibraahin Maxamed.

Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Ismaaciil Muumin Aar.

Wasaarada Diinta iyo Cuqaafta Sh Khaliil Cabdullaahi Axmed.

Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac.

Wasaarada Kaluumaysiga iyo Maamulka Dekadaha Dr Maxamed Yaasiin Xassan.

Wasaaarada Macdanta Biyaha iyo Tamarta Dr Xusein Cabdi Ducaale.

Wasaarada Ciyaaraha Dhalinyaradda iyo Dhaqanka Maxamed Xaashi Madar.

Wasaarada Beeraha Faarax Cilmi Maxamud.

wasaarada Duulista iyo Hawada Maxamud Xaashi Cabdi.

Wasaarada Warfaafinta Cabdullaahi Jaamac Cismaan.

Magacyada Wasiirada Waxaan ka soo xiganay BBC

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News