Friday, July 30, 2010

Liiska Golaha Wasiirada Somaliland Qabiilada Ay Ka Soo Kala Jeedaan...

Liiskii Golaha Wasiirada Ee Uu Shalay Ku Dhawaaqey Silaanyo Qabiilada Ay Ka Soo Kala Jeedaan:


1. Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar - Wasiirka Arimaha Dibedda & Xidhiidhka Caalamiga Ah. Habar awal (Sacad Muuse)

2. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose • Waiirka Arimaha Gudaha. H.Y(Muuse Care)

3. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi • Wasiirka Maaliyadda. Habar awal (Sacad Muuse)

4. Dr. Sacad Cali Shire - Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta. Habar awal (Ciisa Muusa)

5. Xusseen Axmed Caydiid • Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka.( Arab )

6. Samsam Cabdi Aadan • Wasiirka Waxbarashada &. Tacliinta Sare. Habar awal (Sacad Muuse)


7. Dr. Xuseen Axmed Maxamed • Wasiirka Caafimaadka. Ciida Gale (Abor Muuse)

8. Axmed X. Cali Cadami • Wasiirka Gaashaandhiga.( Ugays Labe)

9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed • Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska. ( Dhul bahante,Jamac siyaad)

10. Dr. Axmed Xaaji Oday • Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga. Habar awal (Sacad Muuse)

11. Cabdirisaaq Ibraahin maxamed • Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta. (Dhulbahante,Baharsame)

12. Prof. Ismaaciil Muumin Aar • Wasiirka Caddaalada & Garsoorka. (Samaroon)

13. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed • Wasiirka Diinta & Awqaafta. (Arab)

14. Ilhaan Maxamed Jaamac • Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada. H.Jeclo (Muuse Abokor)

15. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan • Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha. H.Yoonis(Muuse Cabdale)

16. Dr. Xusseen Cabdi Ducaale • Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta. H.Jeclo (yeesif)

17. Maxamed Xaashi Magan • Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka.( Ciise)

18. Prof. Faarax Cilmi Maxamed • Wasiirka Beeraha. (Samaroon)

19. Maxamuud Xaashi Cabdi • Wasiirka Duulista & Hawada. H.jeclo (muuse Abokor)

20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire • Wasiirka Warfaafinta. H.Yoonis (isaxaaq)

Source: Gedonet

2 comments:

  • Anonymous says:
    August 5, 2010 at 2:28 PM

    waa maxay ujeedada ka danbeysa in aad qabiilada ay wasiiradu ka soo kala jeedaan aad halkan ku xusho? aragtidadu waxa ay ii sheegaysaa in ay xuntahay arintani oo aanay muhiim ahayn in la sheego qabiilka wasiirada.

  • Anonymous says:
    July 11, 2011 at 8:44 AM

    16 of these ministers are Isaaq. viva sool sanaag cyne and owdal ssc for life.

    somalidees hadhacoo eyo qabqable siilanyo

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News