Contact Form

Name

Email *

Message *

Monday, July 12, 2010

Laba Soomaali ah oo meeydadkooda laga helay goobihii ay qaraxyadu ka dheceen ee Kamballa

Ciidanka booliska magaalada Kamballa ee dalka Uganda ayaa sheegay in meydadka laba qof oo soomaali ah laga helay meelihii ay xalay ka dheceen qaraxyadii dhiigga badan daadiyay.


Booliska ayaa sheegay in ka shakisanyihiin in raggaasi ay yihiin kuwii ka dambeeyay amaba geystay qaraxyadii xalay.

Waxa ayna sheegeen in goor dhow ay faah faahin dheeri ah ka bixin donaan wixii kasoo baxay baaritaanadii ay sameeyeen.

Dalkayaga@gmail.com


0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News