Contact Form

Name

Email *

Message *

Sunday, July 11, 2010

Dil qisaasa oo maanta laga fuliyay magaalada Gaalkacyo

Maamulka magaalada Gaalkacyo dhineceeda waqooyi ayaa maanta dil qisaasa ku fuliyay nin lagu magacaabo C/laahi Daahir Raage oo todobadyo kahor magaaladasi ku dilay marxuum Ciise Maxa’uud Siciid.



Goobta dilka qisaasta ah lagu fuliyay ayaa waxaa goob joog ka ahaa odeyaasha labada dhinac ee wax kala qisasanayay iyo mas’uuliyiinta gobolka Mudug ee maamulka Puntland oo uu kamid yahay Axmed Salaad Faarax oo gudoomiyaha gobolka Mudug.

Dadka magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn usoo dhoweeyay dilkaasi qisaasta ah ee maanta ka dhacay Gaalkacyo.

Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News