Contact Form

Name

Email *

Message *

Monday, July 5, 2010

Beelaha ay ka soo jeedaan wasiirada cusub..

Ra’isal wasaare ku xigeen ahna Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka badda Sh. Aada Maxamed Nuur {Madoobe} {Raxanweyn, Hubeer}. 2.Ra’isal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka kalluumaysiga iyo kheyraadka badda prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahim {Ibbi} {Dir, Biimaal}.
3. Ra’isal wasaare ku xigeen ahna Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka C/waaxid Cilmi Goonjeex {Daarood, mareexaan, reer diini}.

4.Wasaarada cadaalada iyo garsoorka C/rkariim Axmed Cali {Hawiye, Baadi-cadde}.
5.Wasaarada arrimaha dibada Yuusuf Xasan Ibraahim {Dheeg} {Dir, Isaaq, Garxajis}.
6.Wasaarada arrimaha gudaha Sh. C/qaadir Cali Cumar {Hawiye, Habar-gidir, Saleebaan}.
7. Wasaaradda gaashaandhigga Abuukar Cabdi Cismaan {Mardaadi}{Digil Jiido}.
8.Wasaaradda amniga qaranka Axmed C/salaam Xaaji Aadan {Hawiye Habar-gidir, Ceyr}.
9.Wasaaradcda qorsheynta iyo sikaashiga caaliga ah Mustaf Sh. Cali Dhuxuloow {Hawiye, Murasade, Habar-ceyno}.
10.Wasaaradda maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane {Daarood, Ogaadeen}.
11.Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska Fowziyo Maxamed Sheikh {Raxanweyn, Eelaay}.
12.Wasaaradda xanaanada xoolaha C/casiis Xasan Maxamed lafta gareen {Raxaweyn, Mirif, Xariin}.
13.Wasaaradda dastuurka iyo arrimaha qoyska Madoobe Nuunoow Maxamed {Raxanweyn, Digil, Dabare}.
14.Wasaaradda beeraha Maxamed Ibraahim Xaabsade {Raxanweyn, Mirifle, Liisaan}.
15.Wasaaradda hantida qaranka iyo qalabaynta Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan { Raxanweyn}.
16.Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare Cali Jaamac Jingili {Daarood, Harti, Dhulbahante}.
17. Wasaaradda dhaqancelinta iyo arrimaha bulshada Maxamed Cumar Dhalxa {Beesha shanaad, Jareer weyne}.
18. Wasaaradda gargaarka aadanimada Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim Garweyne {Hawiye, Gaaljecel Abtisame}.
19.Wasaaradda warfaaafinta C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow {Hawiye, Abgaal, Daa’uud}
20.Wasaaradda cilmi-baarista iyo teknolojiyada Maxamed Cali Xagaa {….}
21.Wasaaradda macdanta iyo biyaha Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid {Hawiye, Habargidir, Sacad}.
22.Wasaaradda dib u dhiska Xuseen Ceelaabe Kaahiye {Dir, Gudu-biirse}
23.Wasaaradda dalxiiska iyo duur joogta Cabdulaahi Yuusuf Cigal {….}
24.Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye {Dir, Isaaq, Habar-jeclo}.
25.Wasaaradda caafimaadka Maxamuud Jirde Xuseen {Dir Isaaq, Habar-awal}.
26.Wasaaradda tamarta iyo shidaalka Cabdiraxmaan Jaamac {…..}
27.Wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta C/risaaq Cismaan Jurile {Daarood, Harti, Majeerteen}.
28.Wasaaradda jaaliyadaha dibadda C/laahi Axmed Cabdule {Azhari}{….}
29.Wasaaradda ganacsiga C/rashiid Maxamed Cabdi {Cirro}, Daarood, Harti, Majeerteen}.
30.Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta Yuusuf Geelle Ugaas {Hawiye, Hiraab, Duduble}.
31.Wasaaradda warshadaha Cabdala Boos Axmed {Dir, Isaaq}.
32.Wasaaradda bee’ada iyo deegaanka Burci Maxamed Xamza, Beesha shanaad, Banaadiri}.
33.Wasaaradda isboortiga iyo dhalinyarada Khadiijo Maxamed Diiriye, Beesha shanad {Yaxye saalax ama yaxar}.
34. Wasaaradda horumarinta reer miyiga Maxamed Cabdi Yuusuf {Daarood, Awr-table}.
35.Wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta Cabdi nuur Macalin Maxamuud.{Dir}.
36.Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Sh. Nuur Cali Aadan,{Raxanweyn, Digil iyo Mirifle}.
37.Wasaaradda dib u heshiisiinta Xuseen Warsame Samatar, {Daarood, Mareexaan}.
38.Wasaaradda lacagta Cabdulaahi Maxamed Cali (Sanbaboolshe).Hawiye Xawaadle}.
39.Wasaaradda hubka dhigista iyo jiheynta maleeshiyaadka Cumar Cali Rooble. Hawiye {Abgaal, Waceysle}.

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News