Sunday, June 27, 2010

Tirinta codadka doorasahada Somaliland oo socota

Gudiga doorashada Somaliland ayaa wali ku howlan tirinta codadka doorashadii shalay ka dhacday gobolada jamhuuriyadda la magac baxday Somaliland.


Gudiga ayaa wada tiring aan lo kala kicin tan iyo markii ay soo gabagabowday codeynta dadweynaha maqribnimadii shalay.

Majiraan wax natiijooyin hor dhac ah oo wali soo baxay, iyadoo la filayo in dib u dhac uu ku yimaado ku dhawaaqida natiijada doorashada.

Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News