Contact Form

Name

Email *

Message *

Wednesday, June 9, 2010

Shil gaari oo ka dhacay duleedka Boosaaso.


Hal Qof ayaa ku dhintay sedex kalena way ku dhaawacmeen shil Gaari oo ka dhacay waddada laamiga ee ka baxda magaalada Boosaaso.

Dada Goob joogayaal ah ayaa saxaafada u sheegay in qofka ku dhintay shilkan iyo kuwa ku dhaawacmay ay saarnaayeen gaari nooca raaxada ah kaasi oo kula qalibmay agagaarka hotelka Panorama oo ku yaalla dhinaca koonfureed ee magaalada.
Sedexda qof ee ku dhaawacmay shilkaasi ayaa la gaarsiiyay isbitalka magaalada Boosaaso.
Shilalka gawaarida ayaa caadiyan ku badan waddooyinka, kuwaasi oo loo aaneynayo xawliga baabuurta ay ku socoto oo aad u sareeya iyo wadayaasha oo aan laftooda taxadar sameyn.

Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News