Friday, June 4, 2010

Isimadii Oo Maanta Gaadhay Magaalada Buhoodle-Iyo Sida Loogu Soo Dhoweeyey(Sawiro)


Waxaa caawa soo gaaadhay oo aad loogu so dhaweeyey isimada beelaha degan SSC oo ay ka mid yihiin Garaad Ibrahim Baaruudlabo Garaad Jaamac.

Wararka ka imanaya Buuhoodle ayaa sheegaya in ay magaaladu ay ka baxayso sawaxan aad u wayn oo uu ka muuqdo reyn-reyn iyo farxad.

Halkan ka daawo sawirada soo dhawaynta Isimada SSC ee Buuhoodle tegey

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News