Contact Form

Name

Email *

Message *

Sunday, June 27, 2010

Ganacsato reer Gaalkacyo ah oo kasoo hor jeestay lacago faalso ah oo la geeyay magaaladaasi


kadib kulan maanta hotelka Sayland ee waqooyiga Gaalkacyo aykuyeesheen ganacsatada gobolka iyo wax garad kasoo jeeda deegaanadaPuntland ayaa waxa ay ku sheegeen in aysan marnaba ogolaaneyn indeegaanada Puntland ay soogasho lacag farabadan oo taala garoonkaGaalkacyo taasi oo 3-maalmood kahor ay diyaaradi kasoo qaaday Muqdisho.
Qaar kamid ah ganacsatada gobolka oo ka qeyb galay kulanka maantaayaa sheegay in lacagtani ay tahay faalso islamarkaana la doonayo inlagu bur buiro ganacsatada Puntland.

Nabadoon yaasiin C/samad oo kamid ahaa waxgaradkii ka qeybgalaykulanka ayaa sheegay in lacagtani ay sicir barar kusoo kordhinaysodeegaanada Puntland.

Lacagtaan oo qiyaas ahaan lagu sheegay cadadkeeda 17-bilyan ayaadiyaaradii siday iyo lacagtuba waxa ay mudo 3-cisho ah ku xanibanyihiinGaroonka magaalada Galkacyo kadib markii ciidamada garoonka aydiideenin in lacagtaasi gudaha loo soo galiyo magaalada Gaalkacyo.

Wararku waxa ay sheegayaan in lacagtaan ay tahay mid cusub oolasameeyay xiligii ay jirtay dowladii uu madaxweynaha ka ahaa C/laahiYuusuf islamarkaana laga soo bixiyay bangiga dowlada ayna tahay lacagkasocon weyday koonfurta soomaaliya.

Waxaana wararku ay intaa ku darayaan in ganacsatada wadata lacagtaanoo kasoojeeda deegaanada Puntland ay tahay mid horay ay u daymiyeendowladda KMG xiligii C/laahi yuusuf uu madaxda ka ahaa,
Inkastoo madaxda waqooyiga Galkacyo ay xanibaada lacagtaankumacneeyeen in ay tahay mid faalsa ah oo laga soo diidaykonfurtasomaliya islmarkaana la doonayo in Puntland lagu bur buriyoayaa hadana dadkii watay lacagtaasi oo aan lasameeyey xariir waxa ay kagaabsadeen in ay iiga waramaan waxa lcagtani ay tahay.

Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News