Contact Form

Name

Email *

Message *

Friday, May 21, 2010

Somaliland oo la wareegtay Widh-Widh

Wararka ka imanaya deegaanka Widh-Widh ayaa sheegaya in ay ciidamada Somaliland ay ku waaberiitee. gudaha magalaas.


Ciidamada ayaa ka samaysatay fariismo gudaha magaalada. Lama sheegin wax dagaal ah oo ka dhacay gudaha iyo dibadda magaalada toona.

Shacabka reer Widh-Widh ayaa iyagu aad uga soo hor jeestay qabsahsada ay Somiland qabsatay deegaankooda.

Waxaa ay warar aan la xaqiijin shegayaan inuu jiro xiriir ka dhexeeya ciidamada Itoobiyaanka ah iyo ciidamadan Soomaliland ee maaanta qabsaday Widh-Widh.

Dalkayaga@gmail.com

0 comments:

Post a Comment

Fadlan Aragtidaada Halkan ku Qor

Dalkayaga News